Wadashaqeynta AMISOM iyo Ciidanka Somalia

Afhayeenka Ciidanka Nabad Ilaalinta Afrika ee AMISOM, Col. Cali Xaamud ayaa sheegay in ciidanku uu Somalia u joogo inuu dawladda Somalia ka maqlo waxa ay u baahan tahay, haatana ay wadashaqeyntoodu fiican tahay.

Hase yeeshee, dadka siyaasadda odorasa ayaa sheegaya in waxqabadka AMISOM ee Somalia uuna wanaagsaneyn.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Afhayeenka AMISOM