Somalia oo Danjire u soo Magacwaday Maraykanka

Obama-Sharmarke

Dawladda Somalia ayaa dalka Maraykanka u soo magacowday danjirihii ugu horeeyey ilaa markii ay burburtay dawladdii dhexe bishii January ee sanadkii 1991. Danjiraha cusubi waa Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo horay u soo qabtay xilka Ra’iisal Wasaare sanadihii 2009 ilaa 2010.

Wariyeheena Haaruun Macruuf ayaa haddaba danjiraha cusub wareysi la yeeshay ka dib markii uu waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey madaxweyne Obama maalintii shalay ahayd.

Your browser doesn’t support HTML5

Danjiraha Cusub ee Maraykanka