Ceydiid Ilka-xanaf oo ka Hadlay Garsoorka

Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee Soomaaliya Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf ayaa ka dayriyey xaaladda amni ee hay'adaha iyo shaqaalaha garsoorka in ka badan sannad kadib markii weerarka lagu qaaday dhismayaasha Garsoorka Muqdishu oo ay ku dhinteen 30 qof. Waxaa kale oo uu ka hadlaya sida uu arko dib u dhaca ku yimid dhammaystirka dastuurka. Haaruun Macruuf ayaa waraystay waxana uu ugu horrayn weydiiyey waxa ugu wacan dhammaystir la'aanta dastuurka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Guddoomiye Ilka-xanaf