Wicitaanka: Colonel Cali Aadan Xaamud

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Col. Cali Aadan Xaamud, Afhayeenka ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika (AMISOM).

Col Xaamud ayaa waxaa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Col. Cali Aadan Xaamud