Somaliland: Hawadeena Muqdisho ma Maamulayso

  • Abdihakin Shirwac

Somaliland ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeysay inay ka baxday heshiiskii ay wadagaareen ee ku saabsan maamullida hawada Soomaaliya.

Wasiirka Duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Shirwac ayaa VOA in dowladda Soomaaliya ay mas'uul u dirtay xarunta QM ee hawada laga maamulo, iyagoo dalbaday in iyaga lagu wareejiyo maamulka hawada Soomaaliya. Wasiirku wuxuu sheegay inaysan marnaba oggolaan doonin in hawada Somaaliya Muqdisho laga maamullo.

Somaliland waxay ka codsatay QM in loo oggolaado inay si gaar ah u maamusho hawadeeda.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Wasiirka Duulista Somaliland