Britain oo Hirgalisay Mamnuucidda Qaadka

Britain oo Qaadka Mamnuucday

Xalay 12 kii habeenimo wakhtiga magaaladda London waxa ku ekayd xiligii loo qabtay in wixii ka dambeya uu qaadku mamnuuc ka yahay guud ahaan dalkaasi Britain, oo ay ku nool yihiin Soomaali tiro badan oo ay qaarkood qaadka cunaan kuwana ay ka ganacsadaan, hadaba Sahra Ciidle Nuur ayaa khadka telephone ka kula hadashay qaar ka mid ah Soomaalida degen London kadib 12 habeeno ee xalay waxaanay inooga diyaarisay warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaadka UK