AMISOM oo duqeysay deegaanka Kudhaa ee Jubbada Hoose

  • Sahra Abdi
Ciidamada AMISOM ayaa weeraro dhinaca cirka ah ka fuliyey degaanada Caanoole iyo Kudhaa oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose.

War saxaafadeed ay soo saartey AMISOM ayaa lagu xusey in weerarkaasi lagu diley ilaa 30 ka mid ah maliishiyada Al Shabab, agab kale oo dagaalka lagu gubey.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal uu halkaasi ku dhexmarey ciidamada AMISOM iyo maliishiyada Al Shabab.

Your browser doesn’t support HTML5

lower Jubba