Qurbe: Jaamacadaha Shiinaha iyo Somaaliya

Ardeydii ugu badneyd oo soomaali ah ayaa sanadkan waxbarashada heerka jaamacadeed ee caafimaadka ka helay dalka Shiinaha. Ardeydan oo isugu jirta kuwa laga qaadayo wadama qurbaha sida Yurub, Mareykanka, iyo Kanada ayaa sidoo kale waxaa fursada kala faaideysan kara ardeyda wax ka dhigata jaamacadaha gudaha Soomaaliya ee u baahan aqoon kororsiga. Hayada Millennium Academic oo ah hay'ad ay ku midoobeen dhakhaatiir Soomaali ah ayaa qeyb ka ah fududeynta mashruucan.
Cali Umal oo latiliye u ah hayada ayaa uga waramay waxqabadkooda barnaamijka Qurbe ee VOA

Your browser doesn’t support HTML5

Diaspora