Barnaamijka Hambalyada Iyo Heesaha

Barn. Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaad ka dhageysan kartaan waraaqihii aad noo soo dirsateen toddobaadkan iyo heeso aanu idiin soo xulnay.

Barnaamijka Hambalyada iyo heesaha oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.