Martida: Prof. Adam Xaaji Cali

Prof. Adam Xaaji

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah hormuudka machadka nabadda iyo xalinta khilaafaadka jaamacadda Hargeysa Prof. Adam Xaaji Cali.

Prof Adam ayaa ka hadlaya khilaafka siyaasadeed ee ka dhextaagan xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida iyo Prof. Adan Xaaji