Warancadde oo ka Hadlay Khilaafkii Kulmiye

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cali Mohamed Warancadde ayaa shir jaraaiid oo uu ku qabtey magaalada Hargeysa kaga Hadley khilaafkii beryahan ka dhex aloosnaa xisbiga talada haya ee KULMIYE.

Maxamuud Ibrahim Cali ayaa khadka telefonka ee Hargeysa kula xiriirey Wariyaha VOA Ismail Hussein Farjar.

Waxaana uu ugu horeyn weydiiyey waxa uu wasiirku Shirkaasi kaga hadlay.

Halkan ka dhegayso waraysiga .

Your browser doesn’t support HTML5

Kulmiye