Dawladda Djibouti oo u Jawaabtay al Shabaab

Afhayeenka al Shabaab

Afhayeenka al Shabaab

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Djibouti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa diblomaasiyiinta shisheeye ee ku sugan dalkiisa u xaqiijiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay sugidda amniga.

Wasiirka ayaa sheegay in weerarkii dhowaan ay Shabaab sheegteen aanu qalqal ku keeni karin amniga.

Al Shabaab ayaa dhowaan sheegtay mas'uuliyadda weerarkii ka dhacay bartamaha Djibouti.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Djibouti