Soomaaliya Wicitaanka: Prof. Xuseen Warsame May 25, 2014 Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Prof. Xuseen Warsame oo siyaasadda ka faalooda, waxana uu ka jawaabi doonaa su'aalo la xiriira raadka siyaasadeed ee qaraxyadii Muqdisho ay ku yeelanayaan dawladda Somalia. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Wicitaanka: Prof. Xuseen Warsame