Qarax ka Dhacay Degmada Xamar-Weyne

Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay degmada Xamar-weyne.

Qaraxan ayaa wararku sheegayaan inuu ku dhintay mas'uul hore uga tirsanaa degmada Xamar Jajab.

Faahfahinta warkaasi ayaa wali isa soo taraysa