Martida: Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka

Faarax Cabdiqaadir, Wasiirka cadaaladda iyo Dastuurka

Faarax Cabdiqaadir, wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee dowladda Soomaaliya ayaa marti ku barnaamijka Martida ee toddobaadkan.

aaraax wuxuu ka hadlayaa arrimaha wasaaradda cadaaladda u hirgalay tan iyo markii uu xilka qabtay iyo dhammeystirka dastuurka qabyada ah.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida iyo Faarax C/qaadir