Faaqidaadda Toddobaadka: Waxbarashada Sare iyo Shaqada
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay waxbasharada heerka jaamacadeed iyo sida shaqo ay u helaan marka ardayda Soomaalida ee qurbuhu ay jaamacadaha ka soo qalin jabiyaan.