Axmed Siilaanyo oo Hortagay Baarlamaanka

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa khudbad u jeediyey golaha baarlamaanka ee Somaliland isaga oo kaga hadlay arrimo badan.

Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin siyaasadda arrimaha debedda, tan gudaha, iyo weliba wadahadallada u socda Somalia.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa sidoo kale meesha ka saaray inay xiriir leeyihiin Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso Warbixin ku saabsan Khudbadda Madaxweynaha Somaliland.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Khudbadda Madaxweynaha Somaliland