Barnaamijka Cawayska Washington:

Caweyska Washington

Barnaamijka Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh oo ay ka mid yihiin Waraysigii fanaanka Salaad Maxamed Shardi ( Salaad Derbi ) iyo sheekadii Adeegto.

Dhegayso Barnaamika oo dhamaystiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Cawayska