Muqdisho: Qarax ay Toddobo Qof ku Dhinteen

Qarax xoogan ayaa maanta ka dhacay agagaarka isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen ilaa toddoba qof oo uu ku jiro xoghayihii hore ee maamulka gobolka Banaadir Abdikafi Hilowle Osman.
Hassan Kafi Abdirahman Qoyste ayaa warbixintan ka soo direy magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaraxa Muqdisho