Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #210

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan maansooyin aan badneyn oo gabyaaga soomaaliyeed ay ugu baroor diiqeen, haween geeriyooday.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya qoraaga Axamed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #210