Soomaali ku xiran Masar oo Cuntada ka Soomay

Xaalad nolol xumo ayaa la soo daristey muhaajiriin ay Soomaali ka mid tahay oo ku xiran xabsiga gobolka Aswan ee dalka Masar, dadkan ayaa la sheegay inay kasoo galeen dhinaca dalka Sudan, kuna socda dalka Libya.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa, waxa Qaahira inooga soo diray Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida xirxiran