Martida: Safiirka Turkey ee Soomaaliya

Kani Torun, Safiirka Turkey ee Soomaaliya

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti ku ah Kani Torun oo ah safiirka dowladda Turkey u fadhiya Soomaaliya. Safiirka ayaa ka hadlaya doorka Turkey ee Somalia.

Safiirka ayaa sheegay in dhawaan dowladda Turkey ay dib u bilaabi doonto kaalmadii dhaqaale ee lagu kabi jiray dowladda Soomaaliya.

Safiirka ayaa sidoo kale barnaamijkan uga hadlaya wadahadallada u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland oo uu sheegay inay meel fiican marayaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka iyo Safiirka Turkey ee Soomaaliya.