Djibouti oo 267 Maxbuus ku Wareejisay UNHCR

Dowladda Djibouti ayaa hey’adda Qaxootiga ee Adduunka ee UNHCR ku wareejisay 267 maxbuus oo ay heysay oo ay ku sheegtay askar iskood uga soo goostay Eritrea.

Dadkaasi ayaa loo wareejiyay xerada qaxootiga ee Cali Cadde ee Djibouti.

Dowladda Eritrea ayaa dadkaasi ku sheegtay dad qaxooti ah oo ay Djibouti qabqabatay.
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Djibouti Xassan Cumar Maxamed ayaa VOAda uga warrmay xaaladda dadkaasi.

Waraysiga wasiirka oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysiga wasiirka arrimaha gudaha Djibouti