Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #207

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay qeyb kale oo ka mid ah geerida iyo dhaqanka Somalida iyo sida ay ugu murgoodaan ama ay tixo ugu tiriyaan kaalinta uu baneeyay, gaar ahaan baroorta.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya qoraaga Axamed Faarax Cali (Idaajaa)

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #207