Taageerada Dadkii laga Qabqabtay Eastleigh

xaafadda Islii eastleigh

Fardowsa Sheekh Xasan oo ka mid ah gabdho isku abaabulay taageerada dadka laga qabqabatay xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa VOA uga warantay sida ay tahay xaaladda dadkii la qabqabtay.

Dadkan taageerada sugaya ayaa ku sugan saldhig booliis oo ku dhow gegida ciyaaraha ee Casarani oo ku yaalla duleedka magaalada Nairobi.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Taageerada dadkii laga qabqabtay xaafadda Eastleigh