Wicitaanka: Mudane Cabdiraxmaan Bangax

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Bangax oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA.

Barnaamijka waxa toddobaadkan diyaarisay Caasha Ibraahim (Cuud)

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Cabdiraxmaan Bangax