Barn: Hambalyada Iyo Heesaha

Barn. Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan salaamaha iyo hambalyada ay isu diraan dhageystayaasheena, iyo heeso macaan oo aan isleenahay dhageystayaasha ha kaga nasteen wararka iyo warbixinada todobaad kasta idaacadda ka baxa. halkan hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Hambalyada