Shirka Madaxda J. Carabta ee Kuwait

Madaxda Dalalka Carabta oo waayadan ay hareeyeen muranno dhinaca siyaasadda Arimaha Dibadda ah, ayuu maanta shir madaxeed uga furmay dalka Kuwait, si ey go’aan mideysan uga qaataan xal u helidda mushkiladaha gobolka, sida colaadda Syria iyo waxa dad badan ay u arkaan isu soo dhawaanshaha Mareykanka iyo Iran.

Warbixin ku saabsan halka hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Shir madaxeedka Carabta