Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #204

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay khaladka hirgalay ee oraahyada Afka Soomaaliga.

Gaa ahaan sida ay u hirgeliso warbaahinta.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya qaraaga Axamed Faarax Cali (Idaajaa)

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #204