Shaqaaqooyin Magaalada Baydhabo ka Dhacay

Bartamaha Baydhabo

Ciidamo kala taageersan labada maamul ee midna lixda gobol doonayo, ka kalena saddexda gobol doonayo ayaa maanta iskaga horyimid magaalada Baydhabo dhexdeeda, xilli uu magaalada yimid Shariif Xasan Sheekh Aadam oo taageersan maamulka saddexda gobol.

Xaaladda magaalada ayaa hadda deggan, hase yeeshee, waxa jirta cabsi laga qabo in gacan ka hadalku uu sii bato.

Wareysi arrinaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Gacan ka hadal ka dhacay Baydhabo