Degmada Qoryooley Dagaaalkii Shalay ka dib

Xaaladda magaalada Qoryooley ayaa deggan, hase yeeshee, dadku wali ka baxayaa, iyada oo ciidamadii shalay ku dagaalamay ay meelo isku dhow fadhiyaan. VOA ayaa wareystay mid ka mid ah dadkii shalay magaalada ka baxay oo hadda ku sugan tuulada Toora Buurow oo 25km u jirta degmada Qoryooley.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Degmada Qoryoley