Wicitaanka: Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar

Wicitaanka Dhageystaha

Banaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Imaamka Masjidka Abubakar Assidique ee magaalada Minneapolis ee Maraykankan, Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar oo ka hadlaya sida xagjirnamada lagaga hortagi karo.

Sh. Cabdiraxmaan waxa uu ka hadlayaa sida culumada Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadan karaan xafiis cusub oo dhawaan ay DF Somalia sameysay oo loogu talo galay ka hortagga xagjirnimada

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka: Sh. Cabdiraxmaan Sh. Cumar