Martida: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

Cabdullahi Goodax Barre

Cabdullaahi Goodax Barre, wasiirka arrimaha gudaha iyo arrimaha federaalka ee dowladda Soomaaliya ayaa marti ku ah barnaamijka Martida Makrafoonka ee toddobaadkan.

Wasiirku wuxuu ka hadlayaa safar wasiirro ka tirsan dowladdu ay ku tagaan gobollada dhexe, iyo wadahadallo fashil ku dhammaaday oo dhexmaray wasiirradaasi iyo ururka Ahlu-Sunna Wal Jamaaca ee gobolka Galgaduud.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida iyo C/llaahi Goodax Barre