Geelle: Waa Waajib inaan Somalia Nafteena u Hurno.

Geelle: Waan u Tartamayaa Doorashada 2011

Madaxweynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in ciidanka Djibouti ee ku sugan Somalia ay u heelan yihiin sidi Somalia looga kicin lahaa argagixisada, isla markaana diyaar u yihiin inay naftoda u huraan. Hadalkan ayuu ka sheegay garoonka diyaaradaha ee Djibouti oo xalay la gaadhsiiyay maydka 6 askari oo ciidanka Djibouti ka tirsan kuwaasi oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo Salaasadii ka dhacay magaalada Buulo-Burde.

Warbixinta oo faah faahsan ka dhageyso qaybta hoose

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Jabuuti