RW:Cabdiwali oo Ka Hadlay Dagaalada

Ra’iisul wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dagaalada ka socda goboladii ugu dambeeyay ee ay Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ay uga soo horjeedaan ururka Al-shabab.

Warbixin ku saabsan Shir Jaraa’id oo uu habeenkii Axadda ku Qabtay Magaalada Muqdisho halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso RW Cabdiwali oo ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyay