QM oo Kordhisay Khafiifinta Cuna Qabateyntii Hubka Somalia

Golaha Amaanka ee QM ayaa shaley kordhiyey mudadii horey looga qafiifiyey cunaqabateynta dhanka hubka ee la saarey Somalia sanadkii 1992.

Kulan ay shaley goluhu ku yeesheen xaruntooda magaalda New-York ayaa waxaa ka qeybgaley wafdi ka socdey dowlada Soomaaliya oo uu hogaaminaayey wasiirka Arrimaha dibadda ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Abdirahman Beyleh Ducaale.

Wareysiga ay VOA la yeelatay Beyleh halka hoose ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Beyleh