AMISOM oo qabsatay Xuddur iyo Raabdhuure

Ilaa iyo 12 ka mid ah dagaalyahannada kooxda Al Shabab ayaa lagu dilay dagaal ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Bakool. Ciidamada Ethiopia ee qeyb ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa dowladda Somalia ayaa dagaalkaasi ku qabsadey saldhiggii ugu weynaa ee kooxda Al Shabab ku lahayd Rabdhuure oo ka tirsan gobolka Bakool.

Wararka gobolka ka imanaya ayaa sheegaya in dagaalyahannada Al Shabab ay sidoo kale ka baxeen xarunta gobolka Bakool ee Xuddur.

Wareysiyada la xiriira dagaalkaasi halkan ka dhegeyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Rabdhuure


Your browser doesn’t support HTML5

Ethiopia AMISOM