Wacyigalinta Cuntada iyo Biyaha ee Somaliland

Somalialand ayaa gudi wasiiro ah u saartay qorshaynta iyo talo bixinta sidii kor loogu qaadi lagaa wax soo saarka cuntada iyo biyaha, gudigaasi ayaa todobaadka bishan March ugu horeeya u qoondeeyay todobaad kor loogu qaadayo wacyi galinta wax soo saarka dalaga beeraha iyo biyo qabatinka. Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Qorshaha Somaliland