RW Cabdiwali oo u Hanjabay Ururka Al-shabab

Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa shir jaraa’id oo habeenkii xalay ahaa uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay arrimo la xiriira amniga, ka dib weerarkii maalintii Jimcihii ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Somalia, weerarkaas oo uu sheegtay ururka Alshabab.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxa inoo haya wariyeheena Ibraahim Xasan Daanduray.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadalkii RW Cabdiwali