CAWEYSKA: CALI DHAANTO IYO FADUMO A. YASIN

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qodobo xiiso leh oo ay ka mdi yihiin; gabar maraykan ah oo shil aad u halis badan gashay, ka dibna ilaahay bariday oo ka soo bad- baadday, sheekadii adeegto iyo wareysiga labada fanaan ee Cali Dhaanto iyo Faadumo Axmed Yaasiin.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.

Your browser doesn’t support HTML5

CAWEYSKA WASHINGTON