Dib-u-noqoshada Qaxootiga Soomaalida Yemen

Qaxootiga Soomaalida ee dalka Yemen ayaa in badan oo ka mid ahi ay codsanayaan in dalka Somalia dib loogu celiyo, iyada oo tiro lagu qiyaasay 5 kun oo qaxooti ah oo Soomaali ahi ay xiliyadii dambe Somalia ku noqdeen.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa oo uu soo diray wariyaha VOAda Yemen, Jacfar Kuukaay, hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Yemen