Taxanaha Ammaanka Koonfurta iyo Bartamaha Somalia

Amniga Koonfurta iyo badhtamaha Soomaaliya ayaan degganayn sannado badan. Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in hawlhal milatri oo ka dhan ah ururka al-Shabab uu dhowaan bilaaban doono kaasi oo lagu soo celinayo amniga, awoodda dawladdana lagu ballaadhinayo.

Haddaba qaybtii kowaad ee barnaamijyo taxanahe ah oo aan kaga hadlayno caqabadaha amniga ayaan idiin soo gudbinaynaa, waxaana qyabtani ka hadlaysaa xaaladda amniga ee Muqdishu. Weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa soo diyaariyey siina jeedinaya.

Halkan ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageys Qeybtii 1aad ee Taxanaha Amaanka