RW Cabdiwali oo VOA Wareysi Siiyey

Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa wareysi uu siiyey VOA waxaa uu kaga hadley arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin, talaabo dhowaan ay ciidamada AMISOM ku joojiyeen shirar ka socdey Baydhabo, ka bixitaanka ciidamada Kenya ee magaalada Kismaayo iyo arrinta amniga.

Sahra Abdi Ahmed ayaa Ra'iisul Wasaaraha khadka telefonka ee magaalada Muqdisho kula xiriirtey, waxayna ugu horeyn waydiisey sababta loo joojiyey shirarkii Baydhaba ka socdey.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga RW-ha Somalia