Martida: Cabdiraxmaan Caynte

Cabdi Caynte

Barnaamijka Martida Mikrafoonka toddobaadkan waxaa marti noogu ah madaxa machadka Heritage ee magaalada Cabdiraxmaan Caynte.

Cabdiraxmaan Caynte wuxuu ka hadlayaa warbixinnada uu machadku soo saaro iyo saameynta ay ku leeyihiin arrimaha Somalia.


Your browser doesn’t support HTML5

Dhagayso Barnaamijka Martida