Caweyska: Abwaan Xasan Dhuxul Laabsalaax

Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhagaysan doontaan Todobaadkan Qeybtii ugu horeysay wareysi aanu la yeelanay Abwaanka Xassan Dhuxul Laabsaalax.

Sidoo kale waxaan idiin haynaa qeyb kale oo ka mid ah sheekadii Adeegto iyo qeybo kale oo xiiso badan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington.