Martida: Salaad Cali Jeelle

Banaarmijka Martida makaroofanka waxaan todobaadkan marti inoogu ah Xildhibaan Salaad Cali Jeelle, oo horay xilal uga soo qabtay dowladdii hore ee Somalia, dhawaanna kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay Xisbi Siyaasadeed Cusub.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makroofanka