Barkhad Cabdinaasir, Jilaaga filimka Captain Phillips ee kusaabsanaa burcad baddeedda Soomaaliya ayaa u sharaxan abaalmarinta caalamiga ah ee Oscar ee uu Hollywood ku bixiyo
Barkhad waxuu sidoo kale wareysigan kaga hadley qaabka uu ku bilaabey jilaanimada filimada, isagoo sheegay inuu ku rajo weyn yahay in uu filimo badan ka qeybgali doono.