Qurbe: Mataanaha Idil iyo Ayaan

Mataano

Barnaamijka Qurbe ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan la yeelanay labada gabdhood ee mataanaha ah ee Idil iyo Ayaan Cabdulle, kuwaasoo ka shaqeeya naqshadeynta dharka.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Qurbe