Caweyska: Fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan Q-3aad

Caweyska Washington

Barnaamijka Caweyska waxaan todobaadkan idinku heynaa qeybtii 3aad ee wareysigii faneed ee aan la yeelanay fanaanka Cabdi Cali Baacalwaan.

Waxaa kaloo ku maqli doontaan, sheekooyin maad iyo qosol leh, iyo qeybtii 7aad ee sheekadii adeegto.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameys tiran.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington