Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #193

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonno qeyb kale oo ka mid ah taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu ay dhex-marto.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #193